Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY



Sh.Cabdiqani Qorani - Denmark. "Rabitaanka Shacabku Ixtiraam Buu Mudan yahay". Sh.A.Qani Qorani. Maqal+
Inna Caydiid.
"Xasan Daahir Waa Nin Nabad Ka Keeni Kara Soomaaliya". Inna Caydiid Akhri+
Cadde Muuse.
"Reer Khalaf iyo M.Cumar Puntland Waxba Kama Bedeli Karaan". Gen.Cadde Muuse Maqal+
Cadde Oo Horay LoogaDayriyay. Maqal+
Cadde Muuse Oo Qirtay. Akhri+
Cadde Oo Balantii Ka Baxay! Maqal+
Nashiidka
Todobaadkan

Magaciisu waa Illahay baa nagu filan Maqal+
Soomaaliya iyo
Taariikh

Horta halkan waxa ina dhigay Maqal+

Xoogaga Islaamiyiinta


Oo Baydhabo Dul Fadhiya Iyo C.Yuusuf Oo Caawa Godey U Hoyday.

Posted: 22.12.06 01:40 AM


"Ciidankeenu Ciida Waxay Ku Tukan Doonaan Xadka" Sh.C.Raxman Maadeey. Maqal+

Cabdulaahi Yuusuf Oo Caawa
Godey U Hoyday.

Warar xog-ogaal ah oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Cabdulaahi Yuusuf-ka tabarta daran uu u hoyday caawa Goday, baqa cararkan ayaa ay Tigre-ega tiradda yar ee xooga kusoo galay gudaha Soomaaliya kula taliyeen hogaamiyaha, baqa cararkan oo lagu daad gureeyey ragg badan oo ka tirsan kuwii kusoo hogaamiyay cadowga dalka Soomaaliya ayaan ilaa imika la ogayn tiradooda rasmiga ah.

Wararka ka imnaya Xarunta Gobolka Bay ee Baydhabo ayaa iyaguna sheegaya in Xuseen Caydiid oo uu abti u yahay Sh.Xassan Daahir Aweys oo qudhiisu ku jiro raggan loo cabsaday ee lagu daad gureeyey baqa cararkan oo kasoo hormaray waqtigii la filayay.

Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dagaalka Islaamiyiinta.

Islaamiyiinta Soomaaliya oo iyagu gacanta ku haya inta badan dhulwaynaha Soomaaliya, ayaa in dhawaytaba dagaal kula jiray Tigre-ega tiradda yar ee kusoo duulay Soomaaliya, Islaamiyiintu waxay sheegeen in ay qudha ka jaren 203 askari halka dhowr boqol oo kale ay ka dhaawaceen, dagaaladan ayaa ka dhacay Iidaale oo sida ay u dhantahay gacanta u gashay Islaamiyiinta, isla dagaladan ayaa cadowga looga qabsaday ilaa Afar gaari oo kuwa dagaalka ah.

Maxamed Sheekh Ibraahim oo ah mas'uul sare oo ka tirsan Islaamiyiinta Soomaaliya, ayaa maanta laba jeer warsaxaaafadeed uu ku qabtay Magaaladda Muqdisho ku sheegay, in ay hayaan warqadihii aqoonsiga ee Tigre-egii lagu laalay gudaha dalka Soomaaliya, kuwan oo laga soo saaray bakhtigooda oo meel walba waran.

Afhayeenku dhinacooda waxa uu sheegay in ay dagaaladaa kaga shahiideen 20ruux, halka uu dhaawaca ku sheegay ilaa iyo lixdan Islaamiyiinta ah.

Islaamiyiinta Oo Maanya
Fuulka Fadhiya

Dagaaladan ayay Islaamiyiintu gacanta ku dhigeen mid walba oo ka mid ah Daynuunaay, dhanka kalena Idaale, kuwan oo ay oga gudbeen dhankaa iyo duleedka Bayadhabo, halkaa oo ay imika ku suganyihiin goobta lagu magacaabo Maanya Fuul, Islaamiyiintu waxa ay rajo dhow ka qabaan Jabkaa ay u gaysteen Tigre-ega ka dib in ay gacanta kuso dhigaan xarunta Gobolka Bay ee Baydhabo.

Sheekh Cabdiraxmaan Muudeey oo jooga jiida hore ee dagaalka ayaa u sheegay warfidiyeenka in ay tan iyo bilowgii dagaalka ay jab cadowga dhabarka u saareen, saaladda ciidana ay ku tukan donaan xadbeenaadka Gumaysigu asteeyay, goortii la qaybinayay dhulwaynaha Soomaaliya.

Wixii Warar ah ee kasoo cusboonaada dhaqdhaqaaqyadda xaq u dirirka dib ayaan idiinkaga soo sheegi doonaa.

Voy + NAgency.
___________

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Afhayeenka Islaamiyiinta Ee Goobta Oo Dagaal Ku Jira. Afhayeenka Islaamiyiinta Ee Muqdisho.
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Qormooyinka
Wadaniga!

Sh.Cali Warsame Oo Abaalgud Ka Codsaday S/Land-ta. Akhri+
Ixtiraam Aragtida Dadwaynaha.. Maqal+
Dagaalku Joogsan Maayo" Akhri+
Qaab Dhismeedka Maamulka Islaam. Soomaaliya Akhri+
Jantuuskan Daawo+
Maqal
Todobaadkan

Itoobiya Ciidamadeda Ha Kala Baxdo Maqal+
Soomaaliyeey Difaaca Dalka Maqal+
Sh.Cabdulqadir N.Faarax. Maqal+
Sool Oo Islaam Lagaga Baaqay.Maqal+
Nin U Hadlay Caddaha Sii Liicaya Maqal+
Mudug Oo Ku Baaqay Islaam. Maqal+
Sheekh Jaamac Oo Ka Digay Dagaal Maqal+
Biciidyahan Oo UBaaqay Beesha. Maqal+ M.CumarkaCumar M. "Baaq". Maqal+
Wararka
Todobaadka!

Fadhiga Khardum OoDib Loo Dhigay Akhri+
Guusha Som. Minnesota. Akhri+
Haantaawilifka Baydhabo Akhri+
Gudoomiyaha Bar. & Muqdisho. Akhri+
Islaamiyiinta Oo La Dhaleeceeyey Akhri+
Eedeynta Dowladda Baydhabo. Akhri+
Burburka Madasha Kharduum. Akhri+
Kooxda Baydhabo Oo Isdiidan. Akhri+



AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.